Utlendingsnemnda
UNE
  • Norsk
  • English
  • Norsk
  • English
  • navigation-iconKiiskaaga
    • Kiis-ka-baaraandegidda UNE
    • Ku qofka uu kiis UNE ka yaallo
    • Kiisas noocee ah ayaa lagaga baaraandegaa kulanka gudiga UNE?
    • Ma raacsanid go'aanka UNE miyaaa?
    • Miyaad heshay farriin ku saabsan inaad Norway ka baxdo?
    • Wareysi kiiska lagu diyaarinayo
  1. Kiiskaaga
    • Facebook
    • Twitter
    • LinkedIn
Ogow waxyaalaha boggaan ku qoran oo dhan in aan lagu turjumin «af-soomaali».
Grønn_Saksbehandling i UNE

Kiiskaaga

Kiisaska UNE sidan ayaa loo maammulaa

Norsk
( Norwegian )
English
( Ingiriisi )
العربية
( Carabi )
پښتو
( Bashtuu )
Prs
( prs )
Soomaali (Soomaaliya)
( Soomaali (Soomaaliya) )
ትግርኛ (ኤርትራ)
( Tigrinya (Eritreeya) )
Saksbehandlingen i 3 steg

Kiis-ka-baaraandegidda UNE

Huskeliste til deg som har sak i UNE

Ku qofka uu kiis UNE ka yaallo

saksforberedendesamtale

Wareysi kiiska lagu diyaarinayo

Kiisaska qaar ayaan u baahannaa in aan la hadalno qofka kiisku khuseeyo. Markaas oo kale waxaa dhici karta in aan kuugu yeerno wareysi kiiska lagu diyaarinayo.

Saker som blir behandlet i nemnd

Kiisas noocee ah ayaa lagaga baaraandegaa kulanka gudiga UNE?

Inta badan kiisaska UNE waxaa lagu dhammeeyaa iyada oo aan gudigu kulmin. Laakiin haddii aanu aragno in shaki ku jiro natiijada saxda ah ee kiiska, waxaa go'aan ka gaadhi doona gudiga.

til deg som skal i nemndmøte

Ku socota qofka tagaya kulanka guddiga arrimaha ajaaniibta

Noen ganger spør vi om et barn vil komme og snakke med oss

Ku soo dhawow guddiga arrimaha ajnebiga - ama dheh UNE haddii aad rabtid.

Rett til å bli hørt - saksgang

Dhammaan carruurtu waxey xaq u leeyihiin in la dhegaysto

Uenig i UNEs vedtak

Ma raacsanid go'aanka UNE miyaaa?

Marka aad go'aan ka hesho UNE, kiisku wuu dhammaadey. Waa inaad raacdo waxa ku qoran go'aanka, xataa haddii aanaad ku raacsanayn. In la bilaabo joogitaan sharcidarro ah Norway, waxey horseedi kartaa cawaaqib halis ah

Har du fått beskjed om å reise fra Norge1

Miyaad heshay farriin ku saabsan inaad Norway ka baxdo?

Haddii go’aanka aad ka heshay UNE ay ku qoran tahey inaad Norway ka baxdo, waa muhiim inaad sidaa samayso.

Contact UNE

Postal address:
Utlendingsnemnda
Postboks 2108 Vika 
0125 Oslo

postmottak@une.no

Organisation number: 982019095

This is the Immigration Appeals Board

About the website

Sitemap

For the press

eInnsyn

UNE's privacy statement